Sargaal katirsan Milatariga Soomaaliya oo la dilay iyo ninkii dilay oo isna la toogtay

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa dil loogu geestay sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya, waxaana dilka sargaalkan loo geestay kasoo baxaya warar kala duwan. Sida aan wararka ku heleyno nin hubeesan ayaa toogtay Korneyl Maxamed Buule oo  kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybta 43aad, waxaana goobta sargaalkan lagu dilay … Continue reading Sargaal katirsan Milatariga Soomaaliya oo la dilay iyo ninkii dilay oo isna la toogtay